Advertisement

Ciidamada Badda India oo mar kale qabqabtay Soomaali Burcad badeed ah.

0
War ka soo baxay Taliska Ciidamada Badda ee Dalka India ayaa lagu shaaciyay inay mar kale qabteen kooxo ka tirsan burcad badeeda Soomaalida. Warka India ka soo baxay waxaa lagu xusay in...

Maxaa ka soo baxay kulankii Jabuuti ku dhex maray Madaxweyne Xasan iyo Wasiirka Gaashaandhiga...

0
Jabuuti, Sibteebar 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada...

Madaxweyne Xasan oo gaaray furumaha dagaalka Galmudug

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh ayaa saaka u safray isla markaana gaaray furumah dagaalka ee u dhexeeya ciidamada Dowlada iyo Alshabaab. Madaxweynaha oo ay wehliyaan  saraakiil Ciidan ayaa saaka ka baxay Muqdisho...

Dagaal-yahanada Alshabaab oo dhaq-dhaqaaqyo Ciidan ka wada Gobolka Geddo

0
Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Alshabaab ayaa isku urursaday deegaano ka tirsan Gobolka Geddo halkaasoo ay ka bilaabeen dhaq dhaqaaqyo Ciidan. Sida ay sheegtay Idaacada Kulmiye Dagaalamayaasha Alshabaab waxay dhaq-dhaqaaqyada ka wadaan deegaanka...

Ra’iisulwasaaraha oo caawa xariga ka jaray xarun Ganacsi+SAWIRRO

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda, isaga oo xarigga ka jaray suuqa caalamiga ah ee LC WAIKIKI, kaas...

Taliyaha Booliiska oo Xariga ka jaray Saldhiga Booliiska Degmada Yaaqshiid oo dayactir lagu...

0
Taliyaha Booliiska Soomaaliy Jen. Sulub Axmed Firin,Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi iyo Gudoomiye xigeenka Gobolka Banaadir ayaa si wada-jir ah xariga uga jaray Saldhiga Booliiska Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho. Saldhigaan...

Qarax iyo Dagaal Alshabaab Saaaka ku qaadeen Magaalada Balcad

0
BALCAD (DAYNIILE.COM)-Saaka aroortii hore dagaal xoogan ayaa ka dhacay Magaalada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhexe kadib weerar ay ku qaadeen Kooxda Alshabaab. Wararka ayaa tilmaamaya in Alshabaab laba jiha weerar ka soo...

Madaxweyne Xigeenka Juballand oo maamul cusub u magacaabay Degmada Luuq

0
Madaxweyne Xigeenka Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta magacaabay Maamul cusub oo uu yeelanayo Magaalada Luuq ee Gobolka Geeddo. haddaba halkaan ka akhriso warqada magacaabista madaxweyne xigeenka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee...

Booliiska Somalia oo maalmaha ciida amar dul dhigay gaadiidleyda

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Afhayeenka Booliiska Soomaaliya C/fataax Aadan Xasan ayaa caawa ka hadlay maalmaha ciida sida ay amaniga qeyb uga noqonayaan Booliisku. Afhayeenka oo si gaar ah ula hadlayay gaadiidka ayaa amar cusub dul...

Degmooyin iyo Deegaano ka tirsan Gobolka Sh.dhexe oo wabigu ku fatahay

0
Iyadoo Maalmihii u danbeysay ay socotay saasaal laga bixinayay in dalka ay ka dhicio doonaan roobab iyo daadad ayaa waxa la soo sheegayaa in degmooyinka iyo deeegaanada qaar ay wabiyadu bilaabeen...

Weight loss

- Advertisement -