Magaalada ceelbuur waxaa ku daatay dhiiggii ugu badnaa sannadihii 1992 -1993 , waxaana dhicisoobay waqtigaas isku day ay Huwantii Jeneraal caydiid ugu gacan galin rabeen beesha diduble.

Mar labaad ceelbuur waxaa lagu sameeyay afgambi siyaasadeed, waxaana kursigii dagmadaas si khaldan loogu sharfay beesha Duduble oo wax kayar 20% kadegta ceelbuur, saamiga 20% waa mid lagu qaadan karo Guddoomiye kuxigeenada Ceelbuur mid kamid ah& guddoomiye waaxeedyada Xaafadaha qaar, balse Ma ahan saami saamaxaya in lagu hanto kursiga sanatarka.

Advertisement

Beesha HG waxaan leeyahay boog bogsootay yaan din loo damqin, Awooddii aad 1992dii / 1993dii kuhantin wayseen Ceelbuur Maanta awood kabadan uma haysaan, Reerka leh Cerlbuurna waa kuwo ka cudud & Siyaasad fiican sidii 1992dii.

Previous articleRW hore Xasan Cali Khayre oo sheegay qabashada degmada Ceelbuur u tahay guul dowladda iyo dadka deeganka
Next articleCeel Buur Dadkii lahaa haday Cawinaad ka heleen Dowlada Federaalka garab ka heleen ma dhibaa maxaa loo gunaanacaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here