HomeCiyaarahaChampions League: Tartanka Gool-dhalinta kaddib Marxaladda Group-yada.

Champions League: Tartanka Gool-dhalinta kaddib Marxaladda Group-yada.

XIGASHO LAACIB.NET

Weeraryahanka Real Madrid, Kylian Mbappé, ayaa hoggaaminaya liiska gooldhalinta kaddib dhammaadka marxaladda group-yada ee Champions League.

Mbappé ayaa dhaliyay 13 gool siddeedii kulan ee uu ilaa hadda ka ciyaaray tartanka.

Xiddiga reer France ayaa laba gool dhaliyay habeenkii Arbacada, balse taasi kuma filnaanin maadaama Real Madrid ay 4–2 kaga guuldarreysatay Benfica.

Kaalinta labaad waxaa ku jira Harry Kane, kaasoo isna gool dhaliyay kulankii Bayern Munich ay PSV garaacday.

Kane ayaa guud ahaan marxaladda group-yada ka dhaliyay 8 gool.

Gooldhaliyeyaasha ugu sarreeya Champions League

Kylian Mbappé (Real Madrid) – 13 gool

Harry Kane (Bayern Munich) – 8 gool

Erling Haaland (Manchester City) – 7 gool

Anthony Gordon (Newcastle United) – 6 gool

Gabriel Martinelli (Arsenal) – 6 gool

Victor Osimhen (Galatasaray) – 6 gool

Harvey Barnes (Newcastle United) – 5 gool

Marcus Rashford (Barcelona) – 5 gool

Fermín López (Barcelona) – 5 gool

Guruzeta (Athletic Club) – 5 gool

Vitinha (Paris Saint-Germain) – 5 gool

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -