Wararka ka imaanaya saakay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ay isaga baxeen guud ahaan degmada Matabaan.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadaan oo ku hubeysan gaadiid Dagaal ay saakay si iskood ah uga baxeen halkaas.

Ciidamadaan oo halkaasi ka sameysteen Kastam cusub oo ay gaadiidka uga qaadi doonaan lacago Canshuuro ah. Ayaa la sheegay in ay iskaga baxeen halkaas

Sidoo kale Kastamkii ay ku sugnaayeen ciidamada Ahlu Sunna oo ay lacagta ku qaadi jireen ayaa la sheegay in saakay in Ciidamo ka tirsan maamulka Matabaan ay ka qaadayaan lacagta.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here