Ciidamada Amaanka Galmudug Ayaa Goordhow Isku Hareereyey Deegaanka Qalaanqal Halkaasi Oo Ay Fariisin Weyn Ku Leeyihiin Dagaalamyaasha Al Shabaab

Ciidamada Hareereyey Saldhiga Dagaalamyaasha Al Shabaab Ee Deegaanka Qalaanqal Waxaa Ka Mida Ciidamada Booliska Degmada Cadaado Iyo Ciidanka Xooga Dalka

Ciidanka Ayaa Maantay Waxay Howgalo Deegaanka Maarsagame Iyo Deegaanka Kale Kuwaas Oo Dhibaato Weyn Loogu Geystay Dad Badan Oo Reer Guuraa ah

Office Nairobi Kenya

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here