Kismaayo (dayniiile.com)-Sida lagu baahiyay Bayjka FB ay ku leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku jooga Magaca Atmis gaar ahaan kuwa Itoobiya  ayaa sameeyay Howlgalo amniga la xiriira.

Ciidamadaan waxay roondo ku sameeyeen xeebaha badweynta Hindiya ee ku teedsan Gobolka Jubada hoose.

Advertisement

Ciidamada roondada sameeyay waxaa lagu sheegay inay yihiin Guutada 7-aad ee Madaaficda ciidamada ATMIS kuwaasoo fadhigoodu yahay Garoonkii hore ee magaalada Kismaayo.

Warka ka soo baxay Taliska ATMIS  ayaa lagu sheegay in howlgalkaan uu qeyb ka yahay ka hortaga wax ay ku sheegeen qataraha argagaxisada.

“dadaalladaan socda waxaa lagu dhimayaa khatarta ay kooxaha argagixisadu ku hayaan dadka deegaanka iyo in la sugo xarumaha muhiimka ah ee garoonka ATMIS iyo qabaheeda”ayaa lagu yiri qoraal ay soo saareen ciidamada ATMIS

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 2 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 9 peopleMay be an image of 2 people

Previous articleYusuf Daba-geed oo hadalo u jeediyay Ciidamo loo tababaray sugida amniga Baladweyne.
Next articleFaahfaahino laga helaayo Qaraxii ka dhacay Balad-xaawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here