Ciidamada diidanaa mudo kordhinta Farmaajo ayaa soodhaweeyay heshiiska lagaaray xalay.
Waxayna balanqaadeen inay lashaqaynayaan Rw Rooble iyo dadaalada nabadeed ee uu wado.

Waxaa lafuray wadada isku xirta Isgoysyada dabka iyo sayidka, iyadoo loo ogolaaday inay mari karaan masuuliyiinta iyo saraakiisha dawlada, waxay sidoo kale sheegeen inay furi doonaan saacadaha soo socda wadooyinkii lagu xiray ciida oo ay dhufaysyada ka dhigteen.

Ciidamada waxay bilaabayaan maanta inay ku laabtaan xeryahooda.

Allaw sahal umuuraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here