Ciidamada Booliiska gaarka ahaan kuwa  Haramcad ayaa maanta degmada Afgooye ku dilay darawal ka xeynayay gaari (Homey), kaasi oo ku soo jeeday magaalada Muqdisho.

Gaariga oo ay saarnaayeen saddex ruux ayaa waxaa uu siday khudaar, iyadoo rasaasta ay ku dhintay darawalka, waxaana badbaaday labadii kale.

Saraakil ka tirsan ciidamada booliska gaarka ah ee Haramcad  ayaa sheegay in  ciidmadii ku sugnaa  kontroolka  ay ka shakiyeen gaarigaasi sidaasna ay xabadaha ugu fureen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here