Ciidamada Booliiska Maamulka Hir-Shabeelle ayaa  Howlgal culus ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, howlgalkan oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinaya ayaa laga sameeyay inta badan xafadaha baladweyne.

Howlgalka ayaa waxaa la sheegay in Ciidamada ay kusoo qabteen waxyaabaha amaanka dooriya iyo dad ka Ganacsanayay oo saraakiisha Ciidamadu sheegeen in ay ka qeyb qaadanayaan falalka amni darro. sarakiisha howgalka hogaamineyay ayaa sheegay in qamriga iyo waxyaabaha maanka doorsha

Booliska Hor-Shabeelle ayaa dhowr jeer oo hore ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Magaalada Beledweyne iyo degaannada kale ee Hir-Shabeelle waxaa ay kusoo qabteen waxyaabaha maanka dooriya iyo dadkii ka Ganacsanayay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here