HomeWarkiiCiidamada Burundi howlgal amni ka sameeyay Magaalada Jowhar +SAWIRRO

Ciidamada Burundi howlgal amni ka sameeyay Magaalada Jowhar +SAWIRRO

JOWHAR (DAYNIILE.COM)-Sida lagu shaaciyay baraha bulshada Howlgalka AUSSOM Ciidamada  Burindi oo qeyb ka ah howlgalkaasi ayaa Magaalada Jowhar waxay ka sameyeen howlgal dhanka Amniga ah, xili ciidamada burindi ay saldhig ku leeyihiin garoonka diyaaradaha.

Howlalkaan ayaa si gaar ah waxay ciidamada Burindi ku xaqiijinayeen amaanka wadada isku xirta garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar iyo magaalada madaama garoonku waxyar ka yara baxsan yahay Magaalada.

Saraakiisha howlgalka hogaamineysay ayaa sheegeen in xaalada amni ay ok tahay isamarkaana aysan jirin wax culeys ah oo dhanka amniga ah wadadaasi ah balse waxay xuseen inay soo arkeen dhibaatooyin ka dhashay roobab dhawaan da’ay.

Roobab culus iyo fatahaado ay saameeyeen Webiga Shabeella ayaa waxyeelleeyay qeybo ka mid ah waddooyinka, kuwaas oo carqaladeeyay isu socodka dadka iyo badeecooyinka,waxaana wadada laga sameeyay dayactir si ugu yaraan gaadiidka loogu sahlo inay wadada maraan waxaana sawirada aad ku arki kartaa dadaalka ay cagaftu ka sameyneyso wadada.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more peopleMay be an image of dirt bike and motorcycleNo photo description available.No photo description available.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -