Wararka ka imaanya saakay  magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ciidan katirsan Daraawiishta Galmudug oo la sheegay in ay ka caroodeen is Casilaada Wasiirkii Amniga Galmudug Fiqi oo shalay iska  Casilay Xilkaas ay goor dhawayd la wareegeen Koontaroolka K/furta Gaalkacyo.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo Booliska ah oo halkaasi ku sugnaa ay iskaga baxeen halkaas, iyaga oo u dhaqaaqay deegaanka Galinsoor.

Sidoo kale ma jiraan Wax war ah oo ka soo baxay maamulka galmudug oo ku aadan gadoodka ay sameeyeen saakay Ciidamadaan.

 

Office Nairobi Kenya

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here