Xubno ka Tirsan Alshabaab ayaa weeraray Xalay kusoo qaaday  Xarun  Ciidamada Federaalka Soomalaiya ay ku leeyihiin   degaanka Arbacoow oo ku yaala duleedka Degaaanka Ceelasha biyaha .

Ciidamada Dawlada Federaalka iyo Xubnihii Alshabaab ee Halkaas Weeraray ayaa isweedaarsaday Rasasta Nuucyadeeda kala duwan balse xaalada ayaa saakay degan lamana oga khasaaraha soo kala gaaray dhincayada halkaas ku dagalamay.

Advertisement

Xarunta la weeraray ee Ciidamada Dawlada Federaalka ay ku leeyihiin degaanka Arbaco ayaa waxa ay ka mid tahay Xarumihii ay Wareejiyeen Ciidmada Hawgalka ATMIS kuna wareejiyeen Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya

Previous articleCiidamo sugaya Amniga Muqdisho oo Maanta la soo bandhigay
Next articleDawlada Soomaaliya oo sheegtay in Hawlgal lagu dilay 100 Xubnood oo ka Tirsan Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here