Wararka laga helaayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu jiro dagaal u dhexeeya kooxda Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya .

Dagaalkaan ayaa ka dhacay buuraha Yackoos ee Gobolka Mudug halkaasoo fariisimo ay ku lahaayeen kooxda Alshabaab.

Advertisement

Wararka ugu danbeeya ee laga helaayo agagaasi ayaa sheegaya in kooxda Alshbaaab ay dib u gurasho sameeyeen halka kuwa huwantuna ku sii faafayaan buuraha si ah u xaqiijiyaan gacan ku heynta aagaasi.

War dhanka Dowlada laga helay ayaa sheegaya inay faahfaahin bixin doonaan marka uu soo dhamaado howlgalka madaama hada uu wali socdo.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleBurcad badeeda Soomaalida oo afduubatay Markab sitay Calanka Malta
Next articleDagaal Beeleed dhimasho sababay oo ka qarxay duleedka Jowhar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here