War ka soo baxay dhanka Dowlada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in horumar laga sameeyay dagaalada ka socda Galmudug kaasoo ka dhan ah Kooxda Alshabaab.

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa waxay  saaka la wareegeen Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug sida warka loo dhigay.

Ciidamada isbahaysanaya Tuulooyinka ay Alshabaab ka saareen waxaa ka mida Dhagaxdheer iyo Dahar-Cali xayloow, waxayna dhacaan duleedka magaalada Caad oo ah hadafka koowaad ee Dowlada inkastoo ay hada ku sii dhaw yihiin.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in damaca Dowlada ee Magaalada Caad uu yahay hadafka koowaad islamarkaana hada dagaaladu ka socdaan howdka,waana talaabada ka xigta dowada inay la waregto Caad sida wararku xusayaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Advertisement

May be an image of 7 people and rhinocerosMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 1 person

Previous articleWar cusub oo ka soo baxay rajada laga qabo xabad joojinta Dagaalka Gaza
Next articleRa’iisul-wasaaraha Somaliya oo furay Madasha Aragti wadaaga Heritage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here