Kadib weerar qorsheysaysan oo ciidamada Dowlada iyo kuwa saaxiibada ah ay ku qaadeen kooxo ka tirsan alshabaab ayaa waxaa arintaas ka hadlay Dowlada Soomaaliya.
Weerarkaan oo ka dhacay deegaan hoos taga Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa lagu bartilmaameedsaday dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab halkaasuu uu khasaare ka dhashay.
Warka Dowlada ka soo baxay ayaa lagu xusay in lagu dilay weerarkaan oo cir iyo dhul ahaa saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kooxda Alshaab xili ay shir ku lahayeen deegaaka Dumaaye oo ka tirsan Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Ma jirto ilo madax banaan oo cadeynaya inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha nafeed ee ka dhashay weerarkaasi.
Xafiiska Wararka Dayniile
Mogadishu Somalia

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay weerar ay ku dileen Dagaalamayaal Alshabaab ka tirsan