HomeWarkiiCiidamada Dowlada oo Alshabaab ka saaray Deegaanka Jilib Marka+SAWIRRO

Ciidamada Dowlada oo Alshabaab ka saaray Deegaanka Jilib Marka+SAWIRRO

No description available.JILIB-MARKA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Milateriga Somalia ayaa maanta Alshabaab ka saaray Deegaankla Jilib-Marjka ee Gobolka Shabeelaha hoose halkaasoo mudooyinkaan danbe ay gacanta ku hayeen kooxda Alshabaab bale ugu danbeyn laga eryay.

Howlgalka Ciidamadu kula wareegeen deegaanka Jilib-Marka waxay ka weerareen dhowr jiho ilaa ay cagta ka mariyeen alshabaabkii halkaasi mudada heystay.

Dagaalka uu Taliska Milateriga Somalia kula wareegay Deegaanka Jilib-Marka ayaa qeyb ka ah howlgal Dowladu ugu magac dartay duuaanta aamusan kaasoo qorshuhu yahay in Alshabaab liiga nadiiiyo Gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan inta u dhexeysa Muqdisho iyo Marka xili dhawaan dhanka Demada Awdheegle iyo deegaanada ku xeeran guulo laga gaaray.

Sidoo kale howlgalkaan ayaa qorshihisu yahay in Alshabaab laga saaro inta u dhexeysa NO 50 ilaa Magaalada Marka waxaana ciidamada Xooga garab ku siinaya howlgalka ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia.

Si kastaba ciidamada hogaaminaya howlgalka duufaanta aamusan ayaa ugu baaqay shacabka inay ku soo laabtaan deegaanka madaama hada xaalku degan yahay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COMNo description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

No description available.No description available.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -