Ciidamada Dowlada oo Caawa weerar ku qaaday Isbitaalka Soomali Suudaani

0

Ciidamo ka tirsan booliska soomaaliya ayaa caawa weeraray isbitaalka Somali Sudanese qeybta xaafada laba dhagax ee degmada Wardhiigley.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay rasaas ku rideen isbitaalka
in kastoo aysan jirin cid ilaa iyo hadda la shegay inuu khasaaro ka soo gaaray.

Lama oga sababta ay ciidamadu u weerareen isbitaalka Somali Sudanese.

Goobjoogayaal waxay Dayniile.com u sheegeen in qaar kamid ah shaqaalaha isbitaalka loo geystay jirdil.

Werarka ayaan la ogeen Ujeedkiisa waloow aciidamada Dowlada weeraraan meeshay Rabaan mana jirta la axisaabtan dhab ah

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here