HomeWarkiiCiidamada Dowlada oo cagta mariyay Alshabbaab ku sugnaa Deegaano hoos taga Janaalle.+SAWIRRO

Ciidamada Dowlada oo cagta mariyay Alshabbaab ku sugnaa Deegaano hoos taga Janaalle.+SAWIRRO

JANAALE (DAYNIILE.COM)-Milatariga Somalia gaar ahaan  Guutada 14-ka October ayaa weerar waxay kubqaadeen tuulooyin hoos taga Deegaanka Janaalle ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Ciidamada ayaa weerarkooda  waxay ku beegsadeen dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Alshabaab oo ku kala sugnaa tuulooyinka kala ah Malable, Beeraha baay, Siigaale iyo Buulo-arundi dhamaantood hoostaga deegaanka Janaale ee Gobolka Sh.hoose

Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/le dhexe Cabdiraxiin Maxamed Munye ayaa ka hadlay howlgalka ayaa sheegay Ciidamada Xooggu kala eryeen maleeshiyaad Alshabaaab ka tirsanaa kuwaasoo doonayay inay shacabka baad ma qaataan sida uu warka u dhigay.

“Libaaxyada Qarankeenna waxay Cagta mariyeen Maleeshiyaad ay Khawaarijta udiyaarisay inay baad ka qaadaan Shacabka Beeraleyda ah ee ku nool Tuulooyinka uu howlgalka ka fulay”syuu yiri Taliye Cabdiraxiin Maxamed Munye

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -