Ciidamada Dowlada oo goor dhawayd ka baxay galbeed Balcad

0

Wararka ka imaanaya saakay magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowlada ay isaga baxeen  deegaanada ka xiga dhinaca galbeed magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Goort dhawayd shabaab ay halkaas gaareen ayna qabsadeen deegaan ahaan.

sidoo kale Deegaanada ay ka baxeen ciidamada dowlada ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Basra,Daniga Baalow,Buulo Kuunto,Walamoy iyo qaar kale.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here