Ciidamo ka baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa gaaray Waqooyiga magaalada Guriceel oo maalmo ka hor gacanta u gashay Ahlusunna.

Wararku waxay sheegayaan in ciidamadaasi oo ka socda dowladda Soomaaliya ay doonayaanb sidii ay gacanta maamulka Galmudug ugu soo soo celin lahaayeen Guriceel iyo degaanada hoostaga.

Xalaada ayaa kacsan xili walba waa la filan karaa dagaal xoogan oo lagu huubto

Magaalada ayaa waxaa ka socda saacadahii la soo dhaafay Barakac xoogan halka Ciidamada Dowlada ee maal mahii la soo dhaafay lagu daabulaayey Diyaarado kuwaa oo duulaan ku ah Ahlusuna

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here