Ciidamo ka tirsan Dowlda ayaa xiligaan isku gadaamay Guri ku yaalo ka soo horjeedka Degmada Boondheere kaa oo sida la sheegay looga shakisan yahay in lagu haayo Gabar la soo xaday

Qaar ka mid ah Ciidanka Dowlada ayaa sheegay in ay Jiibieska u soo sheegay in Gabadha la soo xaday lagu haayo Dabaqaan

Waxaa dhooban Ciidamo aad u tirabadan kuwaa oo baaritaan ku haayo Guriga

Gabadha aabahii dhalay oo goobta ku sugan ayaa iska ooyaayo isagoona ka wal walsan Gabadha ka maqan

Baaritaan lagu sameeyey Guriga ayaa laga waayey Gabadha la raadinaayo sida Dadka dagan u sheegeen Dayniile.com

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo badanayo Xadida Gabdhaha iyo Ciyaalka Yar yar kuwaa oo sida la sheegay lacag la kala siisto kadibna Xubnaha ugu muhiimsan Jirka lagala baxo

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here