Ciidamada Xoogga dalka iyo xoogagga difaaca Shacabka ayaa maanta Khawaarijta kala wareegay deegaanada Ceelkabar iyo Jaburow, oo dhaca galbeedka Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumaalaysanayeen maleyshiyaadka Khawaarijtu.
Ciidamada ayaa weerar dhowr jaho ah ku qaaday Deegaanka Luuqa-Jeelow oo ahaa goob khawaarijtu lacago baad ah ugu qaadaan dadka u kala safra gobolada dhexe.
Saraakiisha Ciidamada Xoogga iyo kuwa deeganka ayaa ka warbixiyey howlgalka waxaana ay sheegeen in cadowga dadka deegaanka dhibayay sanadaha badan ay ka ceyriyeen deegaanadaas.
XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA
May be an image of 5 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people and rhinocerosMay be an image of 1 person and jeepMay be an image of 4 people and textMay be an image of 3 people
Previous articleGudoomiye xigeenka Baladweyne oo ka hadlay khasaaraha qaraxa ka dhashay
Next articlekhasaaraha ka dhashay dadkii ku dhintay qaraxii Baladweyne oo sii kordhaya+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here