MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa saaka ku jarmaaday oo burburinaya walina ay socotaa howlgal lagu burburinayo dhulkii jaamacada Umadda ee Magaalada Muqdisho ku yaalay.
Dhulkaan ciidamadu ka wadaan baneynta iyo burburinta ayaa u dhaxeeyay Ex-contarol iyo Haanta dheer(gaheyr), inta ugu badan howlgalka ciidamada Dowlada wuxuu kui dhaw yahay dhamaad xili ay jiraan cabashada dadka halkaasi guryaha ku lahaa .
Dhulkaan dartiis ayaa maalmo kahor Xilkii looga qaaday
Baraha Bulshada iyo warbaahinta ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxay hadal hayeen xilka qaadista Dowladu ku sameysay Gudoomiyihii Jaamacada Umada Prof Xasan Gacal kedib markii uu ka horyimid in dhulka Jaamacada Dowladu la wareegto.
Qaar ka mid ah dadka saaka laga barkicinayo dhulka Jaamacada ayaa Dowlada ku dhaliilay inaan wargelin la siin islamarkaana ay yihiin dad shacaba oo dhaqaala ahaana aan awoodin xitaa inay guryaha kala baxaan alaabtoda.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM


BEENLOW KADAAIB IN DHULKAAS LAGA KACO ANAGOO DIBADDA JOOGNO AYAAN MAQALNAY
EE HALAIDINKA KICIYO WAA DAD AWOOR AH AYAAD TIHIIN;: AWWAY GOBAladii aad daganeedeen waa dhul dan guud ayaad rabtaan in xoog aad kudaganaadiin: