Cidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo si buuxda ula wareegay xarunta Jaamacadda iyagoo gacanta kusoo dhigay labadii gaari oo ay Ahlusunna horay uga qabsatay Galmudug. Waa Ciidanka dowladda iyo Galmudug ay sheegteen.

Ahlusunna ayaa saakay ogalaatay wada hadalka lala yeeshay waxayna aqbaleen in si nabadgalyo ah uga baxaan guriceel.

Ahlusunna illaa hadda kama hadlin dagaalka iyo guusha Galmudug sheegatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here