Taliyaha Ciidamada lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Maxamed Tahliil  Biixi ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo doorashooyinka ka socda, waxaana uu Saraakiisha iyo Ciidamada noocyadooda kala duwan ay uga digeen in ay ku dhax milmaan siyaasada  iyo doorashooyinka xilligan ka socda dalka.

Taliyaha ayaa tilmaamay in doorka Ciidamada  ay leeyihiin ay tahay Aminiga doorashada iyo in si ammaan ah ay ku dhacdo balse aysan shaqo ku lahayn mushruuc walbo  ee guulaysta  balse laga doonayo in  ay ka fakaraan amaanka deegaanada dalka iyo in dalka uusan ka dhicin dhibaato  iyo qax

Warkaan kasoo yeeray Taliyaha Ciidanka lugta ayaa waxa uu kusoo aadayaa xilli dhowr mar xubnaha mucaaradka ay sheegeen in Villa Somalia ay Ciidamada u adeegsanayaan siyaasadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here