Wararka ka imaanaya deegaanka Daynunay ee duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goor dhawayd Ciidamada Dowlada ay sheegeen in ay halkaas la wareegeen.

Dagaal kooban ayaa  halkaas  waxa u uu ku dhex maray Al-Shabab iyo Ciidamada Dowlada, waxaana saakay  aroornimadii ay  qabsadeen saldhigaas alshabaab.

Sidoo kale Taliska ciidamada Soomaaliya ee deegaankaas ayaa sheegay inay dib u qabsadeen saldhigga oo haatan ay gacanta ku hayaan.

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here