Ciidamada Duufaan uu abuuray Fahad Yasiin oo ahaa Taliyahii hore ee Nabad sugida  kuwaa oo intooda badan ka soo goostay Alshabaab ayaa hada laga cabsi qabaa in ay Alshabaabkii ay ka soo Goosteen dib ugu laabtaan madaama Taliyahoodii xilka laga qqaday shaqadii hoose ee loo abuurayna hada u muuqata mid socon la

Warka oo laga soo xigtay masuul ka tirsa  Ciidanka duufaan sida ay baahiyeen Idaacadaha maxaliga ee Soomaliya

Duufaan waa ciidan aad u hubeysan oo ay Hubeyeen Dowladaha Qatar iyo Turkiga si toosna uga  Amar qaadan jireen Fahad Yasiin ayaa hada u muuqda in ay
Agoontoobeen madaama shaqsi sameeyey Dacwad  ku socota sidaana ku waayey Xilkiisi

Duufaan ayaa horay uga tirsanaa Amniyaadka Alshabaab waxaana  hada loo abuuray  in ay cabsi galiyaan qof walbo loo arko in uh ku fikir aheyn Farmaajo waxay dhowr mar weerareen  maauuliyiin hore ee dalka ka soo noqday Madaxweynayaal

Cabsida ah ayaa timid hubka gaashaaman ee  ah  Gawaarida qafilan Alshabaab ula fakadaan ayaa noqotay Cabsi hor  ah oo soo wahaday shacabka Soomaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here