Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Ciidamo gaaraya 200-  oo ah haramcad iyo Gor Gor mar kale loo duuliyay saakay magaalada Dhuusamareeb.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadaan saakay laba diyaaradood oo kala duuwan ay ka qaaday garoonka , ayna saacadaha soo socda ka dagi doonaan magaalada Dhuusamareeeb.

Sidoo kale shalay ayay ahayd markii Ciidamo ka tirsan Kuwa Gor gor oo watay  laba diyaradood ay ka dageen garoonka Dhuusamareeb, kuwaas oo laga yaabo in Markale is fara saaraan Ciidamada Ahlusuan oo shalay la wareegay Deegaamo kale

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here