HomeWarkiiCiidamada Haram-cad oo howlgal amni ka sameeyay duleedka Muqdisho+SAWIRRO

Ciidamada Haram-cad oo howlgal amni ka sameeyay duleedka Muqdisho+SAWIRRO

Ciidanka Booliiska Gaarka ah ee Haramcad ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyay daafaha magaalada Muqdisho.

Howlgalka oo qeyb ka ah dadaallada lagu sugayo amniga caasimadda ayaa lagu bartilmaameedsaday goobo muhiim ah oo looga shakiyay dhaqdhaqaaqyo amnidarro.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa sheegay in ujeeddadu tahay kahortagga wax kasta oo halis ku ah amniga iyo xasilloonida magaalada, isla markaana lagu xaqiijinayo nabadda iyo kalsoonida shacabka.

Ciidanka Haramcad ayaa horey u sameeyay howlgallo miro dhal ah oo lagu soo qabtay dad iyo walxo khatar ku ahaa bulshada.May be an image of one or more people, rhinoceros and text that says "POL."No photo description available.May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and text that says "TOYOT POL."

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -