Ciidamada Yuhuuda ayaa ku guuleystay inay soo bad-baadiyaan laba nin oo ka mida muwaadiniintooda oo gacanta ugu jira Dagaalyahanada Xamaas.

Magaalada Rafax oo ka mida Marinka Gaza ayaa laga soo helay labadaani waxayna durba la midoobeen qoysaskooda.

Advertisement

Qoysaska labadaasi nin ayaa baraha bulshada waxay ku faafiyeen labada nin oo qoysaskooda la qeybsanaya farxada.

Labada la hayste ee la soo helay waxaa magacyqdooda lagu kala sheegay  Louis Har iyo Fernando Simon Marman

Vvv

“Waan ku faraxsanahay inaad halkaan nala joogtaan, waxaan sii wadi doonnaa inaan dalbanno soo celinta dhammaan 134-ka la haysto,” ayay kooxdu tiri.

Safiirka Israa’iil ee UK, Tzipi Hotovely oo ka hadashay labada nin ee ciidamadu soo heleen ayaa bad-baadintaasj ku tilmaamtay mid guul ah

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMaxay ka wada hadleen Wasiirka Difaaca Somalia iyo Wasiiru Dowlaha Difaaca Imaaraadka Carabta
Next articleXOG: Madaxweyne Xasan iyo Muuse Suudi oo markii ugu horeysay kulmay tan iyo markii khilaafku soo kala dhex-galay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here