Dagaallka ayaa Markii hore ka bilowday GUDAHA Magaaladda Baladxaawo Gaar ahaan Agagaarka SALDHIGA DEGMADA Halkaas oo uu ku dhintay Taliye Kuxigeen ka Saldhiga waxayna Ciidamada Cabdirashiid JANAN ilaalo iyo Saladhigyo Ka sameeysteen Qeybo Kala ee Magaaladda Dhexdeeda.

Sidoo kale waxay Hada ku sugan yihiin MAQAAXIDA Caanka ah ee NADAR ee ee xigta dhinaca KASTANKA ilaa Xaafada DHABAD oo u dhow LAANTA SOCDAALKA
.
Hada waxaa socda Rasaas goosgoos ah iyo Sifayn la safaynaayo Ciidamaddii FARMAAJO. Ciidamadda Darawiishta Jubaland ayaa si Fiican Ula Dhaqmay Maxaabiis ay ku qabqabteen Dagaalka.

Shacabka Reer Balad XAAWO ayaa soo Dhaweeyey CIIDAMADDA JUBBALAND OO AY HAMUUN WEYN U QABEEN

kala soco halkan Sawiradda Maxaabiista iyo Wareysiga Shacabka Reer Balad Xaawo Goor dhow
.
Aqbaarta kore waxaan ka soo Xigtay Aqoonyahan Reer Baladxaawo oo aan wacay aniga.

#SHARE and #LIKE #MY_FACBOOKPAGEKA

Qoraha iyo Soo Gudbiyaha waa

Nabadoon Cabdi Colow Cumar Sugulle ( BA)
Mentor, Traditional Elder, Community leader
(Political Consultant )

KISMAAYO JUBBALAND

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here