Ciidamada Kenya ee ku sugan Gedo oo Dil iyo dhaawac dad shacab ah ugu geystay deegaanka Yeedow

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dilal iyo dhaawac dad shacab ah ay Ciidamada Kenya ee ku sugan  gobolka Gedo ay ugu geystay deegaanka Yeedow oo hoos yimaada degmada Ceelwaaq.

Ciidamada Kenya ayaa lagu soo warramayaa in howl-gal ay ka sameeyeen gudaha deegaankaasi, islamarkaana ay ku beegsadeen dad shacab ah.

sidoo kale Inta la xaqiijiyey ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay weerarkaasi, iyadoona ay ku dhaawacmeen 2 kale oo dhammaan ahaa dhalinyaro ka mid ah dadka deegaanka.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here