MANDHEERA (DAYNIILE.COM)-Deegaan dhaca duleedka Mandheera ee Xad beenedka Kenya iyo Somalia ayaa la soo sheegayaa inay ku dagaalameen Ciidamada Kenya iyo Alshabaab sida ay sheegtay idaacad Kulmiye.

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii alshabaabku weerareen saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka Magaalada Mandhera.

Advertisement

Wararka madaxa banaan ayaa sheegaya in labada dhinac uu jiro khasaare nafeed oo dhimasho iyo dhaawacba leh walow dhan kastaa guul sheeganayo iyo inuu dhanka kale khasare weyn gaarsiiyay.

Inta badan kooxada alshabaab ayaa sida Somalia oo kale waxay weeraro uga gaystaan Kenya gaar ahaan Lamu iyo Waqooyi Beri-kenya.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleMidowga Yurub oo gaadid dagaal ku wareejiyay Dowlada Somalia
Next articleWARBIXIN: Maxaa kala qabsaday Booliis-ka Afgooye iyo Alshabaab ay guri ku weerareen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here