Ciidamada Kenya ee Magaca ATMIS ku jooga Gobolada Jubaland ee Soomaaliya ayaa tababar siiyay dad shacab Soomaaliyeed ah.

Tababarkaan ayay Ciidamada kenya siiyeen dadka barakayaasha gudaha ee xarunta Danwadag iyadoo mid mid loo tusay agabyada qaraxyada loo adeegsan karo.

Advertisement

Ujeeda tababaerka ah ayaa shacabku markeey arkaan walxaha qarxa inay ka feejignaadaan islamarkaana ku soo war geliyaan Ciidamada si loo qarxiyo inta aysan shacabka ku qarxin.

Dadka Tababarka loo sameynayay ayaa dumar u badan sida sawirada aad ka arki karto madaama dadka ugu badan ee kadsooma ay marasta yihiin sida Caruurta iyo haweenka.

“Waxaa la tusey sida loo aqoonsado loona soo sheego walxaha laga shakiyo, iyo waxyaabaha ay ka koobanyahiin walxaha qarxa, Tani waxey dhiseysaa masuuliyada wadaaga badqabka iyo nabada bulshada”ayaa  ka mid ah war qoraal ah oo la soo dhigay barta Facebook ee Ciidamada ATMIS

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 7 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 10 people and text

Previous articleDagaal culus oo Reer Falastiin ay ku qaadeen Yuhuuda
Next articleWasiirka Doodishe iyo Taliye Sulub oo Muqdisho ku qaabileen Safiirka Dalka Qadar+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here