HomeWarkiiCiidamada Kumaandooska Danab iyo Jubaland oo howlgal ka fuliyay deegaano hoos taga...

Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Jubaland oo howlgal ka fuliyay deegaano hoos taga degmada Jamaame

Ciidamada Jubaland iyo kuwa kumaandooska Danab ayaa cagta mariyay fariisimo Argagixisada ay ku lahaayeen deegaano hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose, gaar ahaana deegaan lagu magacaaboTurdho, halkaas oo Khawaarijta ay uga qodnaayeen godad dhulka hoostiisa ah.

Intii uu howlgalka socday waxaa Argagixisada laga dilay tiro maleeshiyaad ah oo la sheegay in uu ku jiro nin horjooge sare ah oo wali aanan magaciisa saxda ah warbaahinta lala wadaagin.

May be an image of 3 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of meerkat, chipmunk, panda and treeMay be an image of cheetah, tree and grassMay be an image of grass and treeNo photo description available.May be an image of 1 person
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -