HomeWarkiiCiidamada Macawisleyda Gobalka Mudug oo howlgal ku dileen Al-shabaab badan

Ciidamada Macawisleyda Gobalka Mudug oo howlgal ku dileen Al-shabaab badan

Ciidamada Macisleyda Degmada Baxdo ee Gobolka Mudug ayaa howlgal qorsheysan waxay la beegaadeen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab markii ay ku weerareen deeganka boorey Boqol KM ka badan u jira Baxdo.

Ciidamada Deegaanka ama macawisleyda Degmada Baxdo waxay duulaankooda ku soo dileen 13 ka tirsanaa dagaalamayaasha Alshabaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -