Ciidamada midawga musharixiinta goor sii horaysay lawareegay wadooyinka km4, Taleex iyo Zobe ayaa dib uga baxay goordhawayd aagaas kadib markii uu amray Gud. Midawga musharixiinta sh shariif.

Arintan ayaa kadanbaysay kadib markii ay cabsi soo foodsaartay wakiilada Beesha caalamka ee ku sugan meel aanka fogeyn isgoyska km4 “Xalane”.

Ciidamadan ayaa watay illa sodon gaari oo kuwa dagaalka ah, waxaana lasheegay in loo wareejin doono aagag kale oo ay ka sugi karaan Amaanka Banaanbaxayaasha.

Ciidamadan ayaa hada dhooban wadada aada Eraborka.

Allaw Sahal Umuuraha

Allaw sahal umuiraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here