Wararka ka imaanaya xaafadda Mirinaayadda ee shalay ku dagaalameen Ciidamo ka socda Dowlada waqtigeedii dhamaaday iyo ilaalada Madaxweynihii hore ee Somaliya xasan shekh ayaa sheegaya in halkaas ay ka qoteen aaagag dagaal iyo dhufeesyo.

Ciidanka Millateriga ah ee ku sugan aagga xaafadda Mirinaayadda ee Muqdisho ee taageersan Madaxweynihii hore Xasan shekh ayaa jaray dhammaan waddooyinka soo gala Kaaraan ilaa Sanca, iyagoo sameystay cara tuuryo fara badan oo difaac ah.

Sidoo kale arintaan ayaa imaanaysa Xili saakay ay dagan tahay Muqdisho ayna ka dagan tahay sidii shalay ilaa xalay.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here