Ciidamada NISA oo baaritaan ka wada Degmada Beledxaawo

0

 

 

 

 

Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. ayaa sheegaya in Ciidamada nabad-sugida Soomaaliya ay howl-gallo iyo dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabay degmadaasi.

Howl-gallada oo ah kuwa qorsheysan ayaa waxa ay ciidamadu ka wadaan xaafado dhowr ah oo ka tirsan gudaha degmadaasi.

Sidoo kale ciidamada ayaa baaris ku bilaabay gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo dadka la socda, sida ay sheegayaan  dadka deegaanka ah.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here