
Waxaa wali ka socda duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntlanbd iyo alshabaab, kaasi oo la isku adeegsanayo Hubka Nuucyadiisa kala duwan.
Dagaalkan ayaa daba socday weerar ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso habeen hore
Dagaalkan ayaa imaanaya Xili Al Shabaab shalay 400 maxaabiis oo ku xirnaa xabsiga ay sheegteen in ay sii daayeen.
Sidoo kale Dowladda ma aysan xaqiijin tirada maxaabiista ka baxsatay halkaas balse la qabtay qaar kamid ah kooxdii weerarka soo qaaday.
Office Nairobi Kenya