HomeWarkiiCiidamada Puntland oo deegaano kale ka qabsaday Daacish

Ciidamada Puntland oo deegaano kale ka qabsaday Daacish

Baallade; 22-23-August, 2025: Ciidamada Difaaca Puntland oo Hawlgallo laba jiho ah shalay ku qaaday Argagixisada Daacish ayaa si buuxda oo awood leh ula-wareegey Ceelasha Yucrinta iyo Goble oo ka tirsan togga Baalade.
Sidoo kale Ciidamada ayaa dhan walba ka jooga togga Maraagaale oo weli firxad koodu ku sugan yihiin. Inta la xaqiijiyey in ka badan 7-sharwade ayaa laga diley firxadka Daacish, halka tiro intaasi ka badanna laga dhaawacay oo raadkooda iyo dhiiggooda lagu raadjoogo.May be an image of 5 people
May be an image of 1 person
May be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people and text
May be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 10 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people and camelMay be an image of 4 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 2 people and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 7 peopleNo photo description available.No photo description available.May be an image of 2 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -