Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladd Goboleedka Puntland ayaa fashilayay weerar ismiidaamin ah oo ay doonayeen firxadka argagixisada Daacish inay xalay ku soo qaadaan Taliska ciidamada Difaaca Puntland.
War kooban oo kasoo baxay Taliska Howlgalka ciribtirka Argagixisada Puntland ayaa sheegay in ciidamadu dileen 4 kamid ah firxadka argagixisada,
“Ciidanku waxay dileen 4 ka mid ah firxadka Argagixisada Daacish oo maleegayay Ismiidaamin, Sifeynta Firxadka yaa weli ka socota.
