Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay Kaydadka hubka ee Daacish kadib howlgal ay shalay ka sameeyeen qeybo ka mida Toga weyn ee Baladle.
Saraakiishii hogaamineysay ayaa ka war bixiyay sida uu dhacay howlgalka ama dagaalka lagu soo qabtay keyska hubka kooxda Daacish.
Haddaba halkaan ka daawo warbixinta:-





