HomeWarkiiCiidamada Puntland oo mar kale deegaano ka qabsatay Daacish+SAWIRRO

Ciidamada Puntland oo mar kale deegaano ka qabsatay Daacish+SAWIRRO

Ceelka Carabi: 21, August, 2025: Ciidamada Difaaca Puntland ayaa Argagixisada Daacish kala wareegey Ceelka Carabi, Buur Gunburi, God-gudban iyo dusha sare ee ceelka Maraagane, kuwaasi oo dhammaantood ka tirsan togga Baallade.

Sidoo kale Ciidamada ayaa Argagixisada Daacish kala wareegey 9-Rati, 4-Dameer iyo agabyo kale oo muhiim ah, waxaana ay ciidamadu xaqiijiyeen maydadka sharwadayaal sababsaday duqaymaha saaxiibbada caalamiga ah ee Puntland, qaar ay aaseen iyo kuwo googo’ay ayay isugu jiraan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -