Waxaa soo baxaya warar sheegaya in tirada dhimashada ee Ukraine ay mar kale kor u kacday kadib weerarkii Ruushka.Ugu yaraan 28 qof ayaa la dilay, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda Ukraine.

Advertisement

Si kastaba ha ahaatee, tirada dhimashadu way kala duwan tahay.Tirada ugu badan ee dhimashada ayaa loo maleynayaa inay ka dhacday Zaporizhzhia, halkaasoo sideed qof ay ku naf waayeen, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolkaas Yuriy Malashko.

 

Xigasho

 

 

Previous articleMadaxweynaha Ukraine oo hadda ka hadlay weerarada Ruushku ku qaaday dalkiisa maanta
Next articleXaaska madaxweyne Museveni oo lagfa helay xanuunka Covid-19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here