Advertisement

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa kusii dhawaanaya deegaanka Cosweyne , waxa ayna ciidanka maanta la wareegeen deegaanno dhowr ah oo deegano katirsan Galgaduud.

Advertisement

Milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ayaana la filayaa in ay gaaraan saacadaha iyo maalmaha soo socda deegaannada beesha Murusade ka degto Galgaduud, gaar ahaan degmada Ceelbuur iyo Galhareeri iyo deegaannada hoostaga.

Si joogta ah ayaad halkan ugala socon doontaan insha allah wararka la xiriira howlgalka lagu xoreenayo degmooyina Ceelbuur ,Galhareeri iyo deegaannada hoostaga.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here