HomeWarkiiCiidamada Xoogga oo Alshabaab ka soo furtay hub iyo saanad ciidan+SAWIRRO

Ciidamada Xoogga oo Alshabaab ka soo furtay hub iyo saanad ciidan+SAWIRRO

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, oo ku taalla duleedka deegaanka Kurtun oo hoos taga degmada Bardaale ee gobolka Baay.
Ciidamada ayaa howlgalkaas jab culus ku gaarsiiyey Khawaarijta, iyagoo ka soo furtay hub iyo saanad ciidan, kana burburiyay goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen.
Howlgalkaan wuxuu qeyb ka ahaa howlgalo aalaaba ay ciidamada xoogu ka wadaan gobolada Bay iyo Bakool iyo Gobolada kale ee dalka kuwaasoo ay hor kacaan taliyayaasha ciidamada.
May be an image of clothes ironMay be an image of 1 personMay be an image of mosquito netMay be an image of campsite and mosquito net
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -