HomeWarkiiCiidamada Xoogga oo fashiliyay qaraxyo miino oo Alshabaab dhulka geliyaan

Ciidamada Xoogga oo fashiliyay qaraxyo miino oo Alshabaab dhulka geliyaan

Sida waraabhinta Dowlada lagu cadeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyay degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo lagaga hortagayay dhagarta Khawaarijta.

Guutooyinka 19-aad iyo 25-aad ee CXDS ayaa guul ka gaaray howlgalka, iyagoo soo saaray miinooyin ay Khawaarijtu ku aaseen wadooyinka ay shacabka isticmaalaan, si loogu waxyeelleeyo dadka rayidka ah.

Howlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka ku xaqiijinayaan amniga shacabka Soomaaliyeed.May be an image of 5 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -