HomeWarkiiCiidamada Xoogga oo gacanta ku soo dhigay hub iyo rasaas Alshabaab ka...

Ciidamada Xoogga oo gacanta ku soo dhigay hub iyo rasaas Alshabaab ka carareen+SAWIRRO

Sida goor dhaw lagu shaaciyay Raadiyaha Ciidamada Dowlada Ururka 171’aad Ee Kumaandooska Gorgor XDS ayaa Howlgal nadiifin ah ka sameyey dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Jabad-Godane Gobalka Shabeelaha dhaxe ka helay qori iyo rasaastiis.

Taliyaha Ururka 171 aad ee CXDS cabdulahi mustaf cali timaha weyne ayaa sheegay in wali duurka ku arkaan maydad iyo qoryo ay  tuureen ciyaalka ay soo qaldeen khawaarijta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -