Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa ka wareegay ku heynta degmada Ruun-nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada  Dawlada iny aysan la wareegin Degmada  Runirgood a iyo degaankaa Hilole Gaab ay Hawlagllo kaa sameeyeen nacwaaxyiga degaanadaas  ay gudaha u galeen, iyadoo isaga bexeen Xubno k tirsan Al-Shabaab oo Halkaas ku sugnaa. .

Advertisement

Sidoo kale  Wararka ayaa sheegaya  Ciidamada Dawlada ay haataan Halwgallo ka wadaan degmada Ruun-nirgood iyo degaanka Hilowle Gaab ee gobolka shabeelada Dhexe , kaas oo amniga lagu sugayo.

Dawlada Federaalka ayaa wada Guluf dagaal oo ka dhan ah Alshabaab ‘ waxaana la qorsheeynayaa   sidii ciidamada dawladaa Federaalka ay ula wareegi  lahaayeen Dhammaan degaanada Alshabaab ay joogaan  gobolada dalka.

Previous articleWeeraradu waxay cadaadis ku hayaan Vladimir Putin, in kasta oo ‘aan ahayn heshiis weyn’ dad badan oo Ruush ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn
Next articleWasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ku eedeeyay Dagaalka Buurta Gacan-Libaax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here